Goobjoog

Jaamac Maxamed Qaalib oo Geeriyooday

Allah unaxariistee waxaa dhow magaalada Jabbuti ee dalka Jamhuuriyadda Jabbuuti ku geeriyooday Jeneral Jaamac Maxamed Qaalib. Marxuumka ayaa maalmahii dambe ku xanuunsanaa Isbitaal ku yaalla dalkaasi isaga oo ugu dambeyn…

Jaamac Maxamed Qaalib oo Geeriyooday

Allah unaxariistee waxaa dhow magaalada Jabbuti ee dalka Jamhuuriyadda Jabbuuti ku geeriyooday Jeneral Jaamac Maxamed Qaalib.

Marxuumka ayaa  maalmahii dambe ku xanuunsanaa Isbitaal ku yaalla dalkaasi isaga oo ugu dambeyn galabta ku geeriyooday halkaas.

Jaamac ayaa door weyn kasoo qaatay dowlad nimada Soomaaliya, isaga  horay u soo noqday taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed iyo barre Jaamacadeed.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments