Goobjoog

Maxkamadda Sare Oo Muddo Kordhin U Sameysay Jawaab Celinta Kiiska Fahad iyo FEIT

Maxkamadda sare ayaa warqad ay u dirtay Garyaqaanka guud ee dowladda ku sheegtay in ay hal maalin dib u dhigtay dacwad uu Fahad Yasin u gudbiyay maxkamadda sare oo ka…

Maxkamadda Sare Oo Muddo Kordhin U Sameysay Jawaab Celinta Kiiska Fahad iyo FEIT
Maxkamadda sare ayaa warqad ay u dirtay Garyaqaanka guud ee dowladda ku sheegtay in ay hal maalin dib u dhigtay dacwad uu Fahad Yasin u gudbiyay maxkamadda sare oo ka dhan ah guddiga doorashooyinka FEIT.

Sikastaba Fahad ayaa dul hoganaya eedo ka dhan ah oo la xiriira xuquuqda bini’aadanimada iyo ku takri fal awoodeed intii uu joogay xukunka Farmaajo.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments