Goobjoog

HOP#039 Oo Saaka Baladweyne Lagu Dooranayo

Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Hirshabeelle ayaa shaaciyay odayaasha dhaqanka kursiga HOP#039, kaas oo doorashadiisa maanta lagu qabanayo magaalada Jowhar. Waxaa saaka oo Isniin ah magaalada Baladweyne ka socoto diiwaan…

HOP#039 Oo Saaka Baladweyne Lagu Dooranayo
Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Hirshabeelle ayaa shaaciyay odayaasha dhaqanka kursiga HOP#039, kaas oo doorashadiisa maanta lagu qabanayo magaalada Jowhar.
Waxaa saaka oo Isniin ah magaalada Baladweyne ka socoto diiwaan gelinta musharixiinta u tartamaya kursigaan HOP#039, kaas oo isla maanta lagu dooranayo magaalada Baladweyne.
Kursigaan ayaa waxaa baarlamaankii hore ee 10-aad ku fadhiyay xildhibaanad Maryan Axmed Haarun.
Kursigaan ayaa sidoo kale kamid ah kuraasta ugu dambaysa ee deegaan doorashadooda tahay magaalada Baladaweyne, waxaana keliya dhiman kursiga HOP#135 oo dhawaan ay ka geeriyootay Xil Aamina Maxamed Cabdi.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments