Guddiga doorashooyinka dadban ee dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa soo saaray guddiga soo xulaya ergada kala dooranaysa laba kursi, kuwaas oo ka tirsan Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya.
Kuraastaan ayaa waxaa tirsigoodu kala yahay HOP#019 iyo HOP#059, waxaana deegaan doorashaduu ay tahay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, taas oo deegaan doorashada labaad ee BFS ee Hirshabeelle.





From the comments