Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in ay ka hortageen weerar ay xoogag ka tirsan Al-Shabaab ay maanta kusoo qaadeen degmada Waajid ee gobolka Bakool.
Dagaal kooban oo ka dhacay duleedka Degmada Waajid ayaa ayey ciidanku waxaa ay sheegeen in ay ku jabiyeen Shabaabkii weerarka soo qaaday sida ay hadalka u dhigeen.
Sarkaal ka tirsan ciidamada Koonfur Galbeed oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay inay ka hortageen weerarkii Al-Shabaab ay soo qaadeen, waxaana uu hadalkiisa raaciyey in ay jabiyeen.




From the comments