Goobjoog

Cabdiraxmaan Odowaa oo Mar Kale Noqday Xildhibaan Golaha Shacabka

Xildhibaan Cabdiraxmaan Odowaa ayaa mar kale kusoo baxay matalaadda kursiga a #HOP069 kadib doorasho goordhow ka dhacday magaalada Galkacyo ee xarunta Mudug. Cabdiraxmaan Odowaa ayaa ka mid noqonaya xildhibaannada baarlamaanka…

Cabdiraxmaan Odowaa oo Mar Kale Noqday Xildhibaan Golaha Shacabka

Xildhibaan Cabdiraxmaan Odowaa ayaa mar kale kusoo baxay matalaadda kursiga a #HOP069 kadib doorasho goordhow ka dhacday magaalada Galkacyo ee xarunta Mudug.

Cabdiraxmaan Odowaa ayaa ka mid noqonaya xildhibaannada baarlamaanka federaalka ah 11-aad ee kasoo galay maamul goboleedka Galmudug.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments