Goobjoog

Isreal Oo Markii Ugu Horaysay Nin Muslim Ah Xil Sare U Magacaawday

Khaled Kabub ayaa loo magacabay kursi joogta ah oo ka tirsan maxkamadda sare ee Isreal, waxa uuna noqday muslimkii ugu horeyay ee xilkaas loo magacaabo. Dadka Isreal ayaa in ka…

Isreal Oo Markii Ugu Horaysay Nin Muslim Ah Xil Sare U Magacaawday
Judge Khaled Kabub seen at the Tel Aviv District Court during the opening session in the State prosecution against former Chairman of IDB Group Nochi Dankner, July 13, 2014. Dankner is accused of Stocks fraud and money laundering. Photo by Lior Ben Nisan/POOL/Flash90 *** Local Caption *** ðåçé ãð÷ðø çàìã ëáåá áéú îùôè ãéåï ôåúç äøöú îðéåú úøîéú îðéåú äìáðú äåï

Khaled Kabub ayaa loo magacabay kursi joogta ah oo ka tirsan maxkamadda sare ee Isreal, waxa uuna noqday muslimkii ugu horeyay ee xilkaas loo magacaabo.

Dadka Isreal ayaa in ka badan 20% waxa ay yihiin dad carab ah, xaakimiinta maxkamadda sare Tel Aviv ayaa horay waxaa xilal kala duwan uga qabtay dad carab ah balse haysta diima kala duwan, Khaled ayaana noqday ninkii ugu horeyay ee haysta diinta Islaamka ee qabta kursi joogta ah oo ka tirsan kuraasta maxkamadda.

Kabub ayaa 63 sano jir asalkiisu yahay carab-Isreal, mudda dheer ka shaqeynayay howlaha garsoorka iyo cadaaladda maxkamadaha.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments