Goobjoog

Hirshabeelle: Jadwalka Doorashada 7 Kursi Oo La Shaaciyay

Guddiga hirgelinta SEIT ee Hirshabeelle ayaa shaaciyay jadwalka iyo habraaca doorashada 7 kursi oo lagu dooranayo magaalada Baladweyne. Kuraasta la shaaciyay ayaa waxaa kamid ah HOP#003, HOP#006, HOP#022, HOP#031, HOP#032, HOP#068…

Hirshabeelle: Jadwalka Doorashada 7 Kursi Oo La Shaaciyay

Guddiga hirgelinta SEIT ee Hirshabeelle ayaa shaaciyay jadwalka iyo habraaca doorashada 7 kursi oo lagu dooranayo magaalada Baladweyne.

Kuraasta la shaaciyay ayaa waxaa kamid ah HOP#003, HOP#006, HOP#022, HOP#031, HOP#032,  HOP#068 iyo HOP#252.

  Waxaa kuraastaan baarlamaankii 10-aad ku fadhiyaya xildhibaanada kala ah :-

HOP#003: Maxamuud C/raxmaan Sh. Faarax

HOP#006: Maxamuud Cabdullaahi Axmed

HOP#022: Cismaan Maxamed Cabdi

HOP#031: Yuusuf Xuseen Axmed

HOP#032: Khaliif Cabdi Cumar

HOP#068: Faadumo Faarax Ibraahim

HOP#252: Cabdicasiis Saalax Carmaan

Kuraastaan ayaa doorashadooda la qabanayaa maalin kadib heshiiskii dhameystirka doorashada golaha shacabka oo ku beegan 25.2.2022.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments