Goobjoog

Hirshabeelle Oo Shaacisay Habraaca Doorashada Laba Kursi

Guddiga hirgelinta doorashooyinka dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa shaaciyay jadwalka iyo habraaca doorashada laba kursi, kuwaas oo deegaan doorashadoodu tahay Jowhar. Kuraasta la shaaciyay doorashadooda ayaa ah HOP#70 iyo HOP#115, waxaana…

Hirshabeelle Oo Shaacisay Habraaca Doorashada Laba Kursi
Guddiga hirgelinta doorashooyinka dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa shaaciyay jadwalka iyo habraaca doorashada laba kursi, kuwaas oo deegaan doorashadoodu tahay Jowhar.
Kuraasta la shaaciyay doorashadooda ayaa ah HOP#70  iyo HOP#115, waxaana lagu wadaa in doorashadoodu ay dhacdo todobaadka soo socda.
Labadaan kursi ayaa waxaa baarlamaankii 10-aad ku matalayay hirshabeelle xildhibaanada kala
HOP#70: Waxaa afartii sano ee la soo dhaafay ku fadhiyay xildhibaan Aadan Cali Xasan
HOP#115: Waxaa afartii sano ee la soo dhaafay ku fadhiyay xildhibaan Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad)

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments