Wararka naga soo gaarayo magaalada Madera ee gobalka waqooyi bari dalka Kenya ayaa sheegaya in qarax khasaaro geeystay uu ka dhacay banaanka magaalada.
Qaraxa oo ka dhacay waddo xiriirisa Arabia iyo Mandera ayaa sababay dhimashada 8 qof oo shacab ah iyo dhaawaca in ka baan 12 qof.
Dadkaan ayaa qaraxa uu haleelay xilli ay saarnaayeen gaari u nooca dadweynaha ah oo u sii jeeday magaalada Mandera ee gobalke Waqooyi bari dalka Kenya.




From the comments