
Yaa ku fadhiyo Hadda Kuraastaan?
HOP#270: Waxaa afartii sano ee la soo dhaafay ku fadhiyay xildhibaan Sakariye Xuseen Caarre
Dalka
Guddiga hirgelinta SEIT ee Somaliland ayaa shaaciyay jadwalka iyo habraaca doorashada 8 kursi oo ka tirsan kuraasta golaha shacabka ee deegaan doorashadooda tahay Somaliland. Kurasta doorashadooda la shaaciyay ayaa sida…


Yaa ku fadhiyo Hadda Kuraastaan?
HOP#270: Waxaa afartii sano ee la soo dhaafay ku fadhiyay xildhibaan Sakariye Xuseen Caarre
HOP#271: Waxaa afartii sano ee la soo dhaafay ku fadhiyay xildhibaan Cabdiraxmaan Maxmuud Caateeye
HOP#218:Waxaa afartii sano ee la soo dhaafay ku fadhiyay xildhibaan Cabdow Maax Faarax.
HOP#226: Waxaa afartii sano ee la soo dhaafay ku fadhiyay xildhibaan Maryan Maxamuud Ciise.
HOP#269: Waxaa afartii sano ee la soo dhaafay ku fadhiyay xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Kaamil
HOP#268: oo uu ku fadhiyay Maxamed Cali Xagaa
HOP#267: Waxaa afartii sano ee la soo dhaafay ku fadhiyay xildhibaan aynab Maxamed Caamir
HOP#236: Waxaa afartii sano ee la soo dhaafay ku fadhiyay xildhibaan Cadnaan Cismaan Cilmi (Boqor)
Goobjoog Newsletter
Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.


From the comments