Goobjoog

Hirshabeelle Oo Shaacisay Jadwalka Doorashada Lix Kursi

Guddiga SEIT Hirshabeelle ayaa shaaciyay jadwalka iyo habraaca lix kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka oo deegaan doorashadoodu tahay magaalada Jowhar. War ka soo baxay guddiga ayaa lagu sheegay…

Hirshabeelle Oo Shaacisay Jadwalka Doorashada Lix Kursi
Guddiga SEIT Hirshabeelle ayaa shaaciyay jadwalka iyo habraaca lix kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka oo deegaan doorashadoodu tahay magaalada Jowhar.
War ka soo baxay guddiga ayaa lagu sheegay in lixda kursi ee tirsigoodu kala yahay HOP#005, HOP#033,  HOP#052, HOP#088, HOP#097 iyo HOP#098.

HOP#088 : waxaa afartii sano ee la soo dhaafay ku fadhiyay xildhibaan   Dahabo Suusow Maxamed

HOP#097 : waxaa afartii sano ee la soo dhaafay ku fadhiyay xildhibaan   Khadiija Maxamed Diiriye

HOP#098 : waxaa afartii sano ee la soo dhaafay ku fadhiyay xildhibaan  Maxamuud Maxamed Jaamac

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments