Goobjoog

Muuse Biixi Oo Lagu Soo Dhaweeyay Addis Ababa!

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo wafdi hoggaaminayo, ayaa gaadhay magaalada Addis Ababa, waxana madaarka caalamiga ah ee Bole international mas’uuliyiin uu kamid yahay wasiirka maaliyadda dawladda Ethiopa, Axmed Shide.…

Muuse Biixi Oo Lagu Soo Dhaweeyay Addis Ababa!
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo wafdi hoggaaminayo, ayaa gaadhay magaalada Addis Ababa, waxana madaarka caalamiga ah ee Bole international mas’uuliyiin uu kamid yahay wasiirka maaliyadda dawladda Ethiopa, Axmed Shide.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments