Wararka naga soo gaarayo degmada Awaare ee gobalka Jarar dhulka dowlad deegaanka Soomaalida ayaa sheegaya in dad badan ay ku sumoobeen hilib ay cuneen.
Dadka sumoobay oo kor u dhaafaya 30 ruux ayaa ku sumoobay neef hilibkiisa ay cuneen.
Xaaladda caafimaad ee dadka ayaa lagula tacaalay Isbitaalada degmada Awaare.




From the comments