Wararka naga soo gaarayo magaalada Gurciceel ayaa sheegaya in goordhaw tira madaafiic ah ay ku dhaceen Isbitaalka weyn ee magaalada.
Qaar ka mid ah dadka ku sugan Isbitaalka oo Goobjoog News ay xiriir la sameysay ayaa u suura gali weysay in aan la hadalno xilli ay sheegen in ay naftooda kala baxsadeen Isbitaalka.
Xaaladda magaalada ayaa sidoo kale lagu soo waramaya in ay aad u kacsan tahay lagana cabsi qabo in markale uu dagaal magaalada ka dhex qarxo.




From the comments