Wararkii ugu dambeyay ee naga soo gaaray magaalada Guriceel ayaa sheegaya in gooba muhiim ah oo ka tirsan magaalada ay la wareegeen ciidamada dowladda.
Goobaha ay qabsadeen ciidamada dowladda ayaa waxaa ka mid ah saldhiga iyo xarunta degmada guriceel ee gobalka galgaduud.
Dhanka kale waxaa soo baaxaya warar sheegaya in dagaalka uu sababay khasaaro kala duwan oo isugu jira dhimasho, dhaawac iyo bur bur hantiyadeed.




From the comments