Waxaa goordhaw magaalada Kismaayo lagu doortay kursiga Lixaad ee kuraasta Aqalka sare Jubbaland ay ku leedahay.
Kursigan ayaa waxaa ku tartamay musharixiinta kale ah Ibraahim Aw-gaab Cismaam iyo Farxiyo Macalin cabdi.
Ibraahim Aw-gaab Cismaan oo ku guuleystay kursiga ayaa helay codad gaaraya illa 57 cod taas oo uu kaga guuleystay Musharax Farxiyo Maxalin Cabdi oo heshag 14 cod.




From the comments