Goobjoog

Xoghayihii Hore Arrimaha Dibadda Mareykanka Oo Geeriyooday

Waxaa goordhaw geeriyooday xoghayihii hore ee arrimaha dibadda Mareykanka, Colin Powell ayaa goordhaw u geeriyooday xanuunka corona Virus. Colin Luther Powell , oo ahaa jeneraal afar-xiddigle hawlgab ah ayaa 2001…

Xoghayihii Hore Arrimaha Dibadda Mareykanka Oo Geeriyooday
Waxaa goordhaw geeriyooday xoghayihii hore ee arrimaha dibadda Mareykanka, Colin Powell ayaa goordhaw u geeriyooday xanuunka corona Virus.
Colin Luther Powell , oo ahaa jeneraal afar-xiddigle hawlgab ah ayaa 2001 illaa 2005 , wuxuu ahaa Xoghayihii Arrimaha Dibedda ee 65-aad ee Mareykanka , wuxuu geeriyooday isagoo 84 jir ah.
Mr Colin ayaa 1958, ku biiray ciidamada dowladda Mareykanka, isagoo dalal dhowr ah kaga qeyb galay howl gallo fara badan.
Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments