Uganda ayaa la sheegayaa in December ay ciidamo booliis ah oo gaaraya ilaa 160 ah, oo u badan saraakiil usoo direysa Soomaaliya.
Qoraal kasoo baxay booliiska ayaa sheegaya in ciidankan ay dhameysteen tababar hawlgalka AMISOM ee Soomaaliya.
Shaqada ciidankan waxaa lagu sheegay kala dambeynta, maamulka iyo ilaalinta saraakiisha AU-da iyo iney ku shaqeeyaan arrimaha loogu talo-galay.




From the comments