Goobjoog

Mareeyaha Garoonka Baardheere Oo Laqirxayay

Mareeyaha garoonka diyaaradaha degmada baardheere Jaamac cali hire ayaa ka badbaaday qarax lala beegsaday. Qaraxan oo loo adeegsaday Bajaaj la dhigay waddada dhinaceeda ayaa lala eegtay gaariga maareeyaha garoonka Baardheere…

Mareeyaha Garoonka Baardheere Oo Laqirxayay

Mareeyaha garoonka diyaaradaha degmada baardheere Jaamac cali hire ayaa ka badbaaday qarax lala beegsaday.

Qaraxan oo loo adeegsaday Bajaaj la dhigay waddada dhinaceeda ayaa lala eegtay gaariga maareeyaha garoonka Baardheere swaxana halkaa laxaqiijiyay dhaawaciisa mana jiro khasaare dhaawac ama dhimasho kale.

 

GOOBJOOG NEWS.

 

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments