Waxaa deeganada dowlad gobaleedka Puntland saaka ka bilaabmaya olalaha doorashada qof iyo codka ah ee deeganada Qardho, Eyl iyo Ufeyn.
Doorashadaan oo waqtigeeda laga soo horumariyay ayaa waxaa ku tartamaya illa iyo sagaal xisbi siyaasadeed oo ka dhisan deeganada dowlad gobaleedka Puntland.
Olalaha ayaa socon doona illa iyo 25-ka Ocboter iyadoo xisbiyada ay uu xisbi walba leeyahay seddax maalin oo uu olalihiisa ku sameysanayo .




From the comments