Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in dalka uuwajahayo mowjada seddaxaad ee xanuunka COVID-19 oo markale soo laba kacleeyay.
Wasaaradda ma aysan shaacin ayaa xaqiijin nooca viruska ee hadda soo laba kacleeyay hase ahaatee loo baahan yahay dhaqam galinta nidaamka caalimaga ah ee ka hortaga iyo xakameynta caabuga COVID-19 iyo Talooyinka.
Wax ay wasaaradda caafimaadka ay soo gudbisay yaraynta isku socodka iyo kulamada marka laga reebo kuwa daruuriga ah, bandow habeenkii ah, in la joojiyo kulamada iyo isku imaatinnada dadka.




From the comments