Goobjoog

Rooble Oo Musharixiinta La Kulmay

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan la qaatay xubnaha Midawga Musharixiinta. Kulanka Rooble iyo Musharixiinta ayaa waxaa goobjoog ahaa Madaxweynayaashii hore ee dalka iyo xubno ka tirsan Siyaasiyiinta Mucaaradka.…

Rooble Oo Musharixiinta La Kulmay

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan la qaatay xubnaha Midawga Musharixiinta.

Kulanka Rooble iyo Musharixiinta ayaa waxaa goobjoog ahaa Madaxweynayaashii hore ee dalka iyo xubno ka tirsan Siyaasiyiinta Mucaaradka.

Rooble ayaa musharixiinta kala hadlay xaaladihii ugy dambeyay ee doorashooyinka dalka.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments