Guddiga hirgelinta doorashooyinka dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa shaaciyay Jadwalka doorashada Aqalka sare.
Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa maanta soo saaray liiska Musharixiinta Aqalka Sare.
Jadwalka guddiga ay shaaciyeen ayaa lagu sheegay in Beri oo khamiis ah iyo sabtida la qaban doono diiwaan gelinta musharixiinta.





From the comments