Goobjoog

Farmaajo Iyo Rooble Yaa Leh Awoodda Xil Ka Qaadista Wasiirada

Ra’isul wasaaraha Ayaa Leh Xaqa Magacaabista iyo Ceyrinta Wasiirrada Sida ku xusan qodibka 100-aad ee dastuurka KMG ah, ra’isul wasaaraha ayaa leh xaqa magacaabista iyo ceyrinta wasiirada. Qodobkan dastuuriga ah,…

Farmaajo Iyo Rooble Yaa Leh Awoodda Xil Ka Qaadista Wasiirada

Ra’isul wasaaraha Ayaa Leh Xaqa Magacaabista iyo Ceyrinta Wasiirrada

Sida ku xusan qodibka 100-aad ee dastuurka KMG ah, ra’isul wasaaraha ayaa leh xaqa magacaabista iyo ceyrinta wasiirada.

Qodobkan dastuuriga ah, waxaa baabi’inayaa sheegashada Farmaajo ee iney geyr dastuuri tahay magacaabista wasiirka amniga gudaha.

Farmaajo oo horay looga adkaaday siyaasad ahaan ahaa u muuqda mid dastuur xataa looga adkaaday.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments