Goobjoog

Kabul oo ku dhacday Gacanta Taalibaan

Ciidamada Taalibaan ayaa gudaha u galay madaxtooyada Afgaanistaan ee Kabul, taas oo soo afjartay dowladdii Asharf Gani. Taalibaan ayaa gashay caasimadda kadib markii ay saacado badan hareereeyeen, iyaga oo kasoo…

Kabul oo ku dhacday Gacanta Taalibaan
A Taliban fighter looks on as he stands at the city of Ghazni, Afghanistan August 14, 2021. REUTERS/Stringer NO RESALES. NO ARCHIVES

Ciidamada Taalibaan ayaa gudaha u galay madaxtooyada Afgaanistaan ee Kabul, taas oo soo afjartay dowladdii Asharf Gani.

Taalibaan ayaa gashay caasimadda kadib markii ay saacado badan hareereeyeen, iyaga oo kasoo galay dhinac walba.

Madaxda Taalibaan ayaa hadda galay qofkii uu ka arrami jiray Madaxweyne Gani kadib markii ay isaga carareen isaga iyo Madaxweyne ku xigeenka.

Taalibaan ayaa la wareegtay Kabul oo looga saaray dagaal uu Mareykanka soo qaaday muddo hadda 20 sano laga joogay oo aheyd 11-kii September 2001-dii.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments