Waxaa goordhaw lagu dhawaaqay natiijada doorashada kursiga Seddaxaad ee doorashada Aqalka sare dowlad gobaleedka Koonfur galbeed ku matalaya BJFS.
Kuraasta maanta la dooranayo oo gaaraya illa seddax kursi ayaa kursiga Seddaxaad waxaa kuwada tartamay Sen. Cabdiwali Maxamed Ibraahim iyo Cabdullahi Roobow Maxamed.
Cabdiwali Maxamed Ibraahim ayaa ku guuleystay doorashada kadib markii uu helay codad dhan 68, halka Cabdullahi Roobow Maxamed 18 cod.




From the comments