Goobjoog

Galmudug: Doorashada Aqalka Sare Oo Saaka Ka Bilaabmeysa Dhuusamareeb

Waxaa saaka Hoolka wayn ee baarlamaanka dowlad gobaleedka Galmudug ka bilaabmaya doorashada xubnaha Galmudug ku matalaya Aqalka sare. Diyaar garowgii ugu dambeyay ee doorashada ayaa ka socda guud ahaan deeganada…

Galmudug: Doorashada Aqalka Sare Oo Saaka Ka Bilaabmeysa Dhuusamareeb

Waxaa saaka Hoolka wayn ee baarlamaanka dowlad gobaleedka Galmudug ka bilaabmaya doorashada xubnaha Galmudug ku matalaya  Aqalka sare.

Diyaar garowgii ugu dambeyay ee doorashada ayaa ka socda guud ahaan deeganada galmudug si gaar ah magaalada Dhuusamareeb oo ay maanta ka dhaceyso doorashada 6- kursi oo ka mid ah 8-kuri oo maamulka uu ku leeyahay Aqalka sare.

Amaanka guud ee magaalada Dhuusamareeb ayaa saaka aad loo adkeyay, iyadoo waddooyinka magaalada lagu arkayo ciidamada Ammaanka.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments