Goobjoog

Wasiirka Wafaafinta Puntland Oo Loo Doortay Senator Aqalka Sare Ah

Cabdullaahi Cali Xirsi ‘Tima-cadde ayaa ku guuleystay kursiga Afaraad ee doorashada Aqalka sare ee Puntland. Timacadde oo ah Wasiirka Warfaafinta Puntland, ayaa cod gacan-taag ah loogu doortey Senator Aqalka-sare ee…

Wasiirka Wafaafinta Puntland Oo Loo Doortay Senator Aqalka Sare Ah
Cabdullaahi Cali Xirsi ‘Tima-cadde ayaa ku guuleystay kursiga Afaraad ee doorashada Aqalka sare ee Puntland.
Timacadde oo ah Wasiirka Warfaafinta Puntland, ayaa cod gacan-taag ah loogu doortey Senator Aqalka-sare ee BJFS, kaddib markii uu u tanaasuley msuahrrax Cabdullaahi Xaashi.

Guddoomiyaha baarlamaanka dowlad gobaleedka Puntland ayaa ku dhawaaqay in musharax gaagaab uu ku guuleystay kursiga Afaraad ee aqalka sare.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments