Goobjoog

Waa Kuma Senator Farxaan Cali Oo Markale Loo Doortay In Uu Ka Mid Noqdo Aqalka Sare

Farxaan Cali Xuseen ayaa ku guuleystay kursiga Todobaad ee doorashada Aqalka sare ee Puntland. Senator Farxaan Cali Xuseen ayaa markale loo doortay Aqalka-sare ee BJFS ee Puntland, kaddib markay tartanka…

Waa Kuma Senator Farxaan Cali Oo Markale Loo Doortay In Uu Ka Mid Noqdo Aqalka Sare
 Farxaan Cali Xuseen ayaa ku guuleystay kursiga Todobaad ee doorashada Aqalka sare ee Puntland.
Senator Farxaan Cali Xuseen ayaa markale loo doortay Aqalka-sare ee BJFS ee Puntland, kaddib markay tartanka ka hadhay Hodon Isxaaq.

PhD ka heystaa oo waxbarashada Jaamacadda North Dekota, Project Management Saint Mary’s University, Minnesota iyo BS oo cilmiga Computerada. Waxaa uu horay uga soo shaqeeyey Lighthouse Academy of Nations, Minneapolis, Minnesota, agaasime Rochester Math and Science Academy.

Soomaaliya, waxaa uu 2016-kii noqday Senator, waxaa u tanaasushay Hodan Isaaq Maxamed.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments