Goobjoog

Daahir Ayaanle Oo Loo Doortay Senator Aqalka Sare

Ganacsade Daahir Ayaanle Siciid ayaa ku guuleystay kursiga 6aad ee Aqalka sare BJFS, kadib markii cod gacan-taag ah 64 Xildhibaan ku ogolaadeen. waxa uu noqday Senatorkii 6aad ee ka soo…

Daahir Ayaanle Oo Loo Doortay Senator Aqalka Sare
Ganacsade Daahir Ayaanle Siciid ayaa ku guuleystay kursiga 6aad ee Aqalka sare BJFS, kadib markii cod gacan-taag ah 64 Xildhibaan ku ogolaadeen.
waxa uu noqday Senatorkii 6aad ee ka soo baxa Puntland, halka Musharaxii kale Maxamed Cumar Maxamed uu ka haray tartanka.

Guddoomiyaha baarlamaanka dowlad gobaleedka Puntland ayaa ku dhawaaqay in musharax gaagaab uu ku guuleystay kursiga shanaad ee aqalka sare.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments