Golaha wakiillada Somaliland ayaa goordhow waxaa ay Guddoomiye cusub u doorteen Cabdirisaq Khaliif oo ka tirsan xisbiga Waddani.
Khaliif ayaa doorashada kadin afhayeen u noqon doona aqalka golaha wakiillada Somaliland 5-ta sano ee soo socota.
Codbixin ka dhacday golaha, Cabdirisaq waxaa helay 42 cod halka ninka ay xukuumadda wadatay ee Faratoon uu helay 39 cod.




From the comments