Waxaa goordhaw lagu dhawaaqay natiijada Kursigii koowaad ee sanaterada aqalka sare iyadoo kursiga ay ku tartameen Labada musharax ee kala ah :
1: Zamzam Ibraahim Cali
2:Shariifo Xaaji Cusmaan Ibraahim
Arrimaha Amniga
Waxaa goordhaw lagu dhawaaqay natiijada Kursigii koowaad ee sanaterada aqalka sare iyadoo kursiga ay ku tartameen Labada musharax ee kala ah : 1: Zamzam Ibraahim Cali 2:Shariifo Xaaji Cusmaan Ibraahim…

Waxaa goordhaw lagu dhawaaqay natiijada Kursigii koowaad ee sanaterada aqalka sare iyadoo kursiga ay ku tartameen Labada musharax ee kala ah :
1: Zamzam Ibraahim Cali
2:Shariifo Xaaji Cusmaan Ibraahim
Musharax Zamzam Ibraahim Cali ayaa ku soo baxday doorashada iyado oo heshay codadkii la dhiibtay 81 , halka Shariifo Xaaji Cusmaan ay heshay cod 4.
Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad gobaleedka Koonfur galbeed Ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashada kursiga koowaad.
Goobjoog News
Goobjoog Newsletter
Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.


From the comments