Goobjoog

Waa Kuma Senator Maxamuud Maxamed Oo Loo Doortay Aqalka Sare In Ay Ka Mid Noqdo

Senator Maxamuud Maxamed Cabdinuur ayaa goor dhaw ku soo baxday doorashada Aqalka ssre isagoo helay codadkii la dhiibtay 76 , halka Nuur Baabul Caddow uu helay cod 9 cod. Mar…

Waa Kuma Senator Maxamuud Maxamed Oo Loo Doortay Aqalka Sare In Ay Ka Mid Noqdo

Senator Maxamuud Maxamed Cabdinuur
ayaa goor dhaw  ku soo baxday doorashada Aqalka ssre  isagoo helay  codadkii la dhiibtay 76  , halka Nuur Baabul Caddow uu helay   cod 9 cod.

Mar uu ka hor hadlay baarlamaanka Koonfur Galbeed waxaa uu khibradda shaqo ku sheegay in 40 sano ka shaqeynayey dowladda hoose, ka noqday agaasime, xogheyaha iyo jagooyinka kale, waxaa uuna codsaday kalsoonida Xildhibaannada halka ninka tartamay ee Nuur Baabul Cadow uu isna ilaa dugsi sare Baydhabo ku dhameeyey.

Kursiga waxaa laga qaaday oo horay ugu fadhiyey Senator Cabdullahi Cabdi Garuun, waxaa leh beesha Mirifle, Geeladle.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments