Wararka naga soo gaarayo gobalka Sool ayaa sheegaya in xalay ay deblay hubeysan ay dad shacab ah ka afduubteen deegaanka Carrooley oo hoostaga gobalka Sool.
Dadka la afduubtay ayaa la sheegay in ay ahaayeen dad safar ah kuwaas oo ka yimid deegaanka Xalin ee degmada Taleex.
Dableyda wax afuudabatay oo aan heyb tooda la aqoon ayaa la sheegay in ay aheyn kuwa u abaabulan qaab beeleed.




From the comments