Ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble oo goordhaw shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa sheegay in dhamaan khilaafyadi la soo gaba gabeyay dalkana doorashada ay ka bilaabatay.
“Shacabka Soomaaliyeedoow Ducadiinii waa na soo gaartay, sidaan horay idiin kugu sheegay Xildhibaan uma socdi, Senator uma socdi, Madaxweynanimo uma socdi dartiin ayaan u tanaasulay ee ciddii carqalad keenta aan iska wada qabanno”, ayuu yiri ra’iisul wasaare Rooble.




From the comments