Dowladda Soomaaliya ay si adag uga hor timid warbixin ay soo saareen guddiga madaxa banaan ee qiimeynta midawga Afrika.
Afhayeenka xukuumadda Maxamed Ibraahim Mocalimuu ayaa sheegay in dowladda ay si adag uga soo horheeddo warbixinta ay soo saareen guddiga.
“Iyadoo laga jawaabayo warbixintii ka soo baxday Guddiga Qiimeynta Madaxa Bannaan ee Midowga Afrika ayay dowladda Soomaaliya kulan ka yeelatay warbixintaas,waxa ayna si hor dhac u diidday natiijada warbxinta. ayuu yiri afhayeenka xukuumadda Maxamed Ibraahim Mocalimuu.




From the comments