Inkabadan 85 qof ayaa dhimatay kadib markii fatahaado ay ku dhufteen gobalada NRW iyo RLP ee dalka Jarmalka.
Fatahada ayaa sidoo kale bur bur xooggaan u geeystay dhamaan deeganada gobaladaas hoostaga gobaladaas, saacadaha soo socda ayaa laga cabsi qabaa in khasaaraha intaa uu sare u dhaafo.
Sawirada iyo muuqalada gobalada go’doonka ku jiro laga soo qaaday ayaa miijinaya gurya iyo gawaari ay qaadeen biyaha.





From the comments