Wararka naga soo gaaraya dalka Haiti ayaa sheegaya in goordhaw la dilay Madaxweynihii dalkaas Jovenel Moïse, .
Moïse ayaa la dilay xilli uu ku sugnaa hoygiisa, waxaana la sheegay in dilka madaxweynaha ay ka dambeyn koox aan heyb tooda la aqoon oo hoygiisa ku weerartay,
Claude Joseph’s oo ah ra’iisul wasaaraha Haiti ayaa shaaciyay geerida madaxweynaha dalkaas Jovenel Moïse.




From the comments