Ciidanka Asluunta Dowladda Federaalka iyo kuwa NISA ayaa maanta dagaal ku dhaxmaray degmada Dolow ee Gobolka Gedo.
Dagaaalkan waxaa ku dhaawacay Taliyaha Nabad sugidda degmada Doolow Xasan Cidad waxa sidoo kale dhaawac ah Sarkaal kale oo NISA ka tirsan.
Lama oga sababaha dagaalkan keenay iyo waxa la isu qoomay , hase ahaatee dadka degaanka ayaa mar keliya ka war helay dagaalkan.




From the comments