Goobjoog

Guddoonka Doorashada Puntland Ee SEIT Oo La Doortay

Waxaa goordhaw la doortay guddoonka guddiga doorashada dowlad gobaleedka Puntland iyo ku-xigeenkiisa. C/kariin Muuse Maxamed ayaa loo doortay guddoonka guddiga doorashada halka ku-xigeenka guddiga guddoonka doorashada loo doortay Caynaanshe yuusuf…

Guddoonka Doorashada Puntland Ee SEIT Oo La Doortay

Waxaa goordhaw la doortay guddoonka guddiga doorashada dowlad gobaleedka Puntland iyo ku-xigeenkiisa.

C/kariin Muuse Maxamed ayaa loo doortay guddoonka guddiga doorashada halka ku-xigeenka guddiga guddoonka doorashada loo doortay Caynaanshe yuusuf Xuseen.

Cabdikariin Muuse Maxamed ayaa waxa uu helay 11 cod, isagoo noqonaya guddoomiyaha guddiga doorashada dowlad gobaleedka Puntland .

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments