Goobjoog

Guddoonka Guddiga Doorashada Galmudug Oo La Doortay

Waxaa goordhaw la doortay guddoonka guddiga doorashada Galmudug iyo ku-xigeenkiisa. Maxamed Dahir Guled ayaa loo doortay Guddoomiyaha guddiga doorashada dadban ee ku matalaya Galmudug, Halka Ku-xigeenkiisa loo doortay Saacid Aadan…

Guddoonka Guddiga Doorashada Galmudug Oo La Doortay

Waxaa goordhaw la doortay guddoonka guddiga doorashada Galmudug iyo ku-xigeenkiisa.

Maxamed Dahir Guled ayaa loo doortay Guddoomiyaha guddiga doorashada dadban ee ku matalaya Galmudug, Halka Ku-xigeenkiisa loo doortay  Saacid Aadan Jaamac oo isna helay 11 cod.

Mohamed Qasim oo guddiga Galmudug ka mid ah ayaa isna loo doortay Xoghayaha Guddiga.

Goobjoog News

 

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments