Wararka naga soo gaarayo dalka Itoobiya ayaa sheegaya in markale Jabhadda TPLF ay la waeeegtay magaalada caasimadda ah gobalka Tigreega ee Makelle .
Ciidamada Itoobiya ayaa isaga baxay kadib weeraro culus kala kulmeen TPLF magaalada.
Dhanka kale maamulka cusub ee kumeel gaar ah goballa Tigeeraga ayaa ka dalbaday TPLF xabad joojin.




From the comments