Goobjoog

Axmed Madoobe Oo Muqdisho Soo Gaaray

Madaxweynaha dowlad gobaleedka Jubbaland Axmed Maxmed Islaam Madoobe ayaa goordhaw soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka . Axmed Madoobe iyo Wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweyay mas’uuliyiin…

Axmed Madoobe Oo Muqdisho Soo Gaaray

Madaxweynaha dowlad gobaleedka Jubbaland Axmed Maxmed Islaam Madoobe ayaa goordhaw soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka .

Axmed Madoobe iyo Wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweyay mas’uuliyiin ka tirsan xukuumadda, xildhibaano iyo qeybaha kala duwan ee bulshada .

Madaxweynaha Jubbaland ayaa magaalad Muqdisho kaga qeyb galaya shirka wadatashiga doorashooyinka oo lagu dhameystirayo heshiiskii 27-kii May ay Muqdisho ku gaareen madaxda dowlad gobaleedyada dalka .

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments