Goobjoog

Uganda : Baarlamaanka Oo Corona Dartiis Loo Xiray

Waxaa dhamaan la fasaxay xildhibaanada baarlamaanka dalka Uganda kadib markii uu dalkaasi ku soo laba kac leya xaniinka corona virus. Guddoonka ayaa sheegay kadib markioi ay sara u kacday tirada…

Uganda : Baarlamaanka Oo Corona Dartiis Loo Xiray
Uganda’s Prime Minister, standing center-left, addresses Members of Parliament in Kampala, Uganda Thursday, Sept. 21, 2017. Ugandan police on Thursday fired tear gas to disperse protesters and arrested dozens of people opposed to plans to introduce legislation that could allow the longtime president Yoweri Museveni to extend his rule. (AP Photo/Ronald Kabuubi)

Waxaa dhamaan la fasaxay xildhibaanada baarlamaanka dalka Uganda kadib markii uu dalkaasi ku soo laba kac leya xaniinka corona virus.

Guddoonka ayaa sheegay kadib markioi ay sara u kacday tirada dadka uu soo ridanayo xanuunka corona ee gudaha dalka Uganda si looga taxadaro xanuunka in kulamada baarlamaanka la hakiyay .

Qoraal ka baxay madaxada xiriirka bulshada iyo warbaahinta baarlamaanka ayaana lagu sheegay in la fasaxay xildhibaanada baarlamaanka .

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments