Goobjoog

Rooble oo Guddiga Ku Daray Dad Ku dhow Farmaajo

Ra’isul wasaare Maxamed Rooble ayaa goordhow magacaabay guddiga federaalka u matalaya doorashada iyo khilaafaadka, waxaaase durbadiiba soo baxay cabasho laga qabo. Rooble dadka uu magacaabay waxaa ku jirta la taliyihii…

Rooble oo Guddiga Ku Daray Dad Ku dhow Farmaajo

Ra’isul wasaare Maxamed Rooble ayaa goordhow magacaabay guddiga federaalka u matalaya doorashada iyo khilaafaadka, waxaaase durbadiiba soo baxay cabasho laga qabo.

Rooble dadka uu magacaabay waxaa ku jirta la taliyihii hore ee Farmaajo dhanka arrimaha bulshada Caasho Abuukar Qaasim .

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments