Goobjoog

Faahfaahin: Khasaaraha Ka Dhashay Xerada Dhego-badan

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxayo qarax khasaaro geystay oo ka dhacay xerada dhega-badan ee magaalada Muqdisho. Inkabadan 10 qof ayaa la sheegay in ay ku dhinten qaraxa halka…

Faahfaahin: Khasaaraha Ka Dhashay Xerada Dhego-badan

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxayo qarax khasaaro geystay oo ka dhacay xerada dhega-badan ee magaalada Muqdisho.

Inkabadan 10 qof ayaa la sheegay in ay ku dhinten qaraxa halka inkabadan 20-qof oo uu dhaawac ka soo gaaray qaraxa.

dadka dhaawacmay ayaa la sheegay in ay u badnaayen askar loo diiwaan gelinayay tababar leyli-sarkaalnimo.

Sawirada Goobta Qaraxa.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments