Ra’iisul wasaaraha Isreal Benjamin Netanyahu ayaa cod aqlabiyad leh lagaga adkaday kaday kadib 12 sano oo uu maamulayay xukuumadda Tel Aviv.
Naftali Bennett ayaa loo dhaariyay ra’iisul wasaaraha cusub ee yahuudda kadib markii ay u codeyeen xildhibaanada baarlamaanka Isreal.
Bennett ayaa soo dhisayo xukuumad isku dhaf ah oo ay kawada tirsan yihiin mucaaradka ugu saameynta badan Isreal.




From the comments