Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa faahfaahin ka bixiyay dad lagu dhoofinayay sifo sharci dara ah.
Afhayeenka Sadiiq Aadan Cali Ciidanka Booliska ayaa sheegay in howlgal gaar ah ay fuliyeen ay ku soo qabteen dadkan la dhoofinayay
Waxa uu sheegay Afhayeenka in loo baahan yahay in waalidiinta xil gaar ah iska saaran , caruurtooda si looga badbaado dhibaato soo gaarta Dhallinyarada Soomaaliyeed.




From the comments