Jabhadda xoreynta Oramada ee loo soo yaqaano OLF ayaa markale ugu baaqday beesha caalamka in laga saaro ciidamada Eritrea gobolada Oromia iyo Benishangul-Gumuz.
OLF ayaa sheegay in 30,000 oo askar Eritrea-yaan ah ay joogaan gobalada Oromia iyo Gumuz ee dalka Itoobiya kuwaas oo qeeyb ka ahaa dagaalkii tigreega.
Qoraalkeedii hore OLF ayaa waxa ay ku faahfaahisay xasuuqa shacabka ee loogu geeystay deeganada Horro Guduru, Kellem Wollega, West Wollega, Guji, iyo Borana Zones ee gobolka Oromia iyo sidoo kale aagga Metekel ee gobolka Benishangul Gumuz.




From the comments